Lix ka mid ah dalalka Afrika oo weli aan laga helin cudurka Coronavirus

Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris ah, oo weli aan laga soo werin kiisas la xiriira cudurka coronavirus ee ku faafaya caalamka. Dalalkan ayaa kala ah; South Sudan, Burundi, Sao Tome and Principe, Malawi, Lesotho iyo Comoros. Mas’uuliyiinta dalalkan qaarkood … Continue reading Lix ka mid ah dalalka Afrika oo weli aan laga helin cudurka Coronavirus